Hoos u dhac taariikhi ah oo ku yimid qiimaha shidaalka qeyriin ee Mareykanka

Ka dib saameynta ay keentay dhaqaale xumida iyo cudurka Covid-19, qiimaha Saliida uu Mareykanku soo saaro ee Gobolka Texas ayaa saacadihii ugu danbeeyay hoos u dhacday ilaa ay gaartay qiime ka hooseeya $0 Hoos u dhaca ku yimid Shidaalka Ceyriin ee Mareykanka ayaa ku bilowday isla markii uu saaka furmay suuqa, iyadoo sicirku ahaa $18.27 … Continue reading Hoos u dhac taariikhi ah oo ku yimid qiimaha shidaalka qeyriin ee Mareykanka